Jeclayso ama is diidsii, waakan hoygaaga mustaqbalku

Jeclayso ama is diidsii, waakan hoygaaga mustaqbalku


ADVERTISEMENTS
Jeclayso ama is diidsii, waakan hoygaaga mustaqbalku, ma garanaysid xilli aad u guuri, ma hubtid ma imikaa, ma saacad kadib baa mise waa mardhaw.

dhererkiisu waa qiyaas 2 Talaabo waxa aad dhigato uun baa kuu sii yaal, waana camalkaaga.

laba mid uun buu noqon, god kamid ah godadka cadaabta ama qol kamid ah qolalka Jannada.

Walaal dar Ilaahay ayaan kuu jecelay, wanaag oo dhan ayaan kula rabaa.

Allah khaatumada khayr ha kiigu khatimo, anigana sidoo kale,



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Jeclayso ama is diidsii, waakan hoygaaga mustaqbalku
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-22T19:06:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Jeclayso ama is diidsii, waakan hoygaaga mustaqbalku



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 7:06 PM and have 0 comments