Jaamacadaha SCSU ee mareykanka Iyo Somali international university Oo Xiriir Sameystay

Jaamacadaha SCSU ee mareykanka Iyo Somali international university Oo Xiriir Sameystay


ADVERTISEMENTS
Guddoomiyaha Jaamacadda Somali International University (SIU) Maxamed Cali Ismaaciil, ayaa socdaal ku jooga dalka Mareykanka.

Guddoomiyaha, ayaa la kulmay mas’uuliyiinnta Jaamacada  St. Cloud State University ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaga oo aas-aasay xiriir waxbarasho oo muhiim ah.

Waxyaabaha ay labada dhinac isla garteen waxaa ka mid ah in jaamacadda St. Cloud ay tababar siiso macallimiinta jaamacadda SIU, islamarkaana waxbarashada Online-ka ee St. Cloud University loo furo jaamacadda SIU.

Weriyaha VOA-da ee magaalada Minneapolis Maxamuud Mascadde, ayaa arrintan ka warreystay Maxamed Cali ismaaciil.




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Jaamacadaha SCSU ee mareykanka Iyo Somali international university Oo Xiriir Sameystay
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-20T03:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Jaamacadaha SCSU ee mareykanka Iyo Somali international university Oo Xiriir Sameystay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 3:00 AM and have 0 comments