Fariin Culus Oo Dumarka Ku Wajahan “Daawo Video”

Fariin Culus Oo Dumarka Ku Wajahan “Daawo Video”


ADVERTISEMENTS
Gabadh Soomaaliyeed oo hore caan ugu ahayd Barnaamijyada Internment-ga ayaa fariin Muhiim ah u dirtay Gabdhaha kale ee soomaalida oo ay u sheegtay in Gudbiinka Fircooniga aanu muhiim ahayn.

Gabadhan ayaa sheegtay in gabdhaha qaar ay ku dhiban yihiin Gudniinka oo ay dhibaata badan la noolyihiin islamarkaana looga baahan yahay in ay iska qalaan oo aanay Caadada ku dhibtoon dhibaatooyin kalana aanay isku sii daynin.

FARIINTA OO VIDEO AH HALKAN KA DAAWO:-



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Fariin Culus Oo Dumarka Ku Wajahan “Daawo Video”
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-16T02:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Fariin Culus Oo Dumarka Ku Wajahan “Daawo Video”



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 2:00 AM and have 0 comments