DOWLADDA IRAN OO GACANTA KU DHIGTAY LABO DOOMOOD OO CIIDANKA BADDA MAREYKANKA AY LEEYIHIIN

DOWLADDA IRAN OO GACANTA KU DHIGTAY LABO DOOMOOD OO CIIDANKA BADDA MAREYKANKA AY LEEYIHIIN


ADVERTISEMENTS
Ciidamada badda ee Dowladda Iran ayaa qabtay labo doomood oo laga leeyahay dalka Mareykanka, kuwaasi oo Iran ay sheegtay inay ku soo xagdudbeen Badda Iran.

Labadan Doomood ayaa waxaa saarnaa 10 ka mid ah ciidamada Mareykanka oo 9 ay yihiin rag halka ruuxa kalena uu yahay qof Dumar ah.

Doomahan ayaa xilliga ciidamada Iran ay qabanayeen waxa ay ka soo ambabaxeen Kuwait, waxaana ay ku sii jeedeen dalka Baxreyn.

Wasaarada Gaashaandhiga dalka Mareykanka oo xaqiijisay in Labada Doomood iyo Ciidankii la socday ay qabteen Iran, ayaa shegtay inay rajo ka qabto in la sii daayo.

Lama oga Iran waxa ay ku sameyn doonto Ciidankaasi Mareykanka ka tirsan iyo Doomihii ay wateen ee ay gacanta ku dhigeen.




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: DOWLADDA IRAN OO GACANTA KU DHIGTAY LABO DOOMOOD OO CIIDANKA BADDA MAREYKANKA AY LEEYIHIIN
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-14T03:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
DOWLADDA IRAN OO GACANTA KU DHIGTAY LABO DOOMOOD OO CIIDANKA BADDA MAREYKANKA AY LEEYIHIIN



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 3:30 AM and have 0 comments