Dib U xasuuso Warbxintii Ugu Akhriska Badneed 2015 ee Shabakada gaaloos.com

Dib U xasuuso Warbxintii Ugu Akhriska Badneed 2015 ee Shabakada gaaloos.com


ADVERTISEMENTS
Warbixintaan Waxaa Akhrisatay 39000 Kun qof !

 

ugu yaraan 25 Qof oo iskugu jira Mas’uuliyiin,Saraakiil iyo Dad Shacab ah ayaa ku dhintay Weerar Qaraxyo ku biloowday oo Saaka Koox ka tirsan Shabaab ay ku qaadeen Hotelka Saxaafi ee Magaalada Muqdisho.

 

Goobjoogeyaal ayaa Shabakada gaaloos.com  u sheegay in Dadka Shacabka ah ee halkaa ku dhintay ay ka badan yihiin ilaa 20 Ruux,iyadoo Dhaawacuna uu kor u dhaafayo 50 kale.

 

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Gudaha Soomaaliya Maxamed Yuusuf Cismaan oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Kooxda Hotelka Weerarka ku soo qaday ay gaarayeen 7 islamarkaana Ciidamada Amaanka ay Toogteen 6 kamid ah,halka ruuxa kale uu is Qarxiyay.

 

Sidoo kale Wararka qaar ayaa sheegaya in Dadka Hotelka ku dhintay ay ku jiraan Dublimaasiyiin,inkastoo aan la Xaqiijin Dalalka ay ka soo jeedaan.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Dib U xasuuso Warbxintii Ugu Akhriska Badneed 2015 ee Shabakada gaaloos.com
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-15T17:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Dib U xasuuso Warbxintii Ugu Akhriska Badneed 2015 ee Shabakada gaaloos.com



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 5:00 PM and have 0 comments