ADVERTISEMENTS
Kooxda AlShabaab ayaa ka danbeysay weerarkii dadka shacabka ah lagu laayay ee ka dhacay xeebta Liido.
Sedex dhalinyaro ah oo la dhalatay Cabdi Fitaax Maxamed Kheyre ayaa ku jirtay dadkii ku dhintay weerarkaas Liido ka dhacay.
Fardowso Maxamed Kheyre (oo Uur laheed)
Naciimo Maxamed Kheyre
Cabdi Qani Maxamed kheyre
Sidoo kale waxaa waxaa weerarkaas dhaawacyo xoogan uu kasoo gaaray wiil yar oo uu dhalay Cabdi Fitaax Maxamed Kheyre iyo dad kale oo qaraabo ay yihiin.
Sidoo kale Aabo Maxamed Kheyre oo dhalay caruurtaas geeriyootay ayaa naxdintii uu ka qaaday geerida caruurtiisa waxaa uu la galay isbitaal.
Dowlada Soomaaliya ayuu dhibane Cabdi Fitaax ugu baaqay in xakun adag lagu rido dadkii ka danbeeyay weerarkii ka dhacay Xeebta Liido.
DF Soomaaliya ayaa sheegtay in 20 ruux ay ku dhinteen weerarkii Liido, hase ahaatee waxaa la ogaanayaa in qasaaraha uu intaas ka badan yahay.

Posted by:
Published :2016-01-27T05:30:00+07:00
DF oo Fariin ka heshay Wiil ay Sedex Walaalihiis ku dhinteen Weerarkii Liido (HADAL NAXDIN LEH)
Posted by 5:30 AM and have
0
comments
, Published at