Daawo Nin xaaskiisa Toorerey Ka Geliyey Dhabanka Waa Maxay Sababta”DAAWO MUQAALKAN

Daawo Nin xaaskiisa Toorerey Ka Geliyey Dhabanka Waa Maxay Sababta”DAAWO MUQAALKAN


ADVERTISEMENTS
Lammaane lagu kala magacaabo Maxamed-deeq iyo Fatumo Ibraahim oo ku wada noolaa Deegaanka Khorof Harar ee Degmadda Wajeer ayaa lagu soo waramay inuu xalay dhex maray muran ugu dambeyntii sababay inuu Ninkii Tooreey dhanka ka geliyo Xaaskiisa oo 4 carruur u dhashay.

Nin la dhashay Eedeysanaha ayaa isku hawlay inuu Lammaanaha dhexdhexaadiyo ka hor inta aan la dooxin Haweeneyda, balse waxaa dhacay falka Tooreynta.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Daawo Nin xaaskiisa Toorerey Ka Geliyey Dhabanka Waa Maxay Sababta”DAAWO MUQAALKAN
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-11T01:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo Nin xaaskiisa Toorerey Ka Geliyey Dhabanka Waa Maxay Sababta”DAAWO MUQAALKAN



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 1:00 AM and have 0 comments