Cabitaan anfacaaya Reer Yurub iyo Maraykan xiliga Summer-ka -Daawo

Cabitaan anfacaaya Reer Yurub iyo Maraykan xiliga Summer-ka -Daawo


ADVERTISEMENTS
Ramadaan kariim, waxaan halkaan idin kula wadaagaynaa qeyb cusub oo ka mid ah barnaamijka Cooking With Hafza. Qeybtaan ayay Hafso nagu tusinaysaa cabitaan si fudud loo samaynayo islamarkaana caafimaadka u wanaagsan.

Cabitaankaan ayaa laga samaynayaa qare, waxaana lagu darayaa waxyaabo ay ka mid yihiin sanjabiil iyo liin dhanaan.

Qaraha waxaa uu leeyahay faaidooyin badan oo dhanka caafimaadka ah, waxaana ka mid ah inuu hoos u dhigo dhiig karka, waxaa uu waraabiyaa jirka, waxaa uu ka hortaga cudurro ay ka mid yihiin kansarka iyo cudurka neefta. Qaraha waxa uu hodan ku yahay Vitamin A iyo Vitamin C oo wanaajiya caafimaadka maqaarka jirka iyo timaha.

DAAWO MUUQAALKA CABITAANKAN :




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Cabitaan anfacaaya Reer Yurub iyo Maraykan xiliga Summer-ka -Daawo
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-02T02:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Cabitaan anfacaaya Reer Yurub iyo Maraykan xiliga Summer-ka -Daawo



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 2:30 AM and have 0 comments