Baro Sharciyada Jaceylka U Yaala Si Dhameystiran Iyo Calaamadaha Shumiska

Baro Sharciyada Jaceylka U Yaala Si Dhameystiran Iyo Calaamadaha Shumiska


ADVERTISEMENTS
Xaalado badan ayaa leh calaamado lagu garto iyo sharciyo loo raaco marka lagu jiro. Jacaylka oo ah xaalad dadku galaan ayaga oo og ama aan ogayn, ayaa isna waxa uu leeyahay calaamado iyo sharciyo. Hore ayaan uga sheekaynay calaamadaha jacaylka, maantana waxa aan idiin haynaa sharciyada jacaylka.
Hadaba halkan hoose ayey shabakada kobciye.com kugu soo bandhigtay sida aad u dhaqmaysid marka aad la socotid seeygaaga ama xaaskaaga.
Dhunkashada dibnaha waxa ay ka turjumaysaa waan ku jeclahay.
Dhunkashada dhinaca dibnaha ee uu ku dheehanyahay dareen = Anigaa ku leh
Dhunkashada dhegta = waxa aad tahay qof special ah
Dhunkashada sanka = qofka ka qoslin
Dhunkashada dhabanka = saaxiibtinimo.
Dhunkashada wajiga = niyad u dajin
Dhunkashada qoorta = waan ku rabaa
Dhunkashada garbka = waxa aad tahay cajiib
Meel kale oo aad dhunkato = ka taxadir
Timaha faraha la gal-galiyo = ma noolaan karo laƔantaa
Gacmo qabashada kor loo qaado = farxad
Dhex qabsigu = waan kuu baahanahay ama adigaan ku leeyahay jHabsiin = waan ku danaynayaa.
Dhegta taabashada = Is kululayn Isu dhoolo cadayn = waan kaa helaa Kor uqaadida sunayaasha= is gaad gaadid ama israa-raajicis Jeejeedsi = qarin dareenka runta ah
Dibno leefleefis = isu diyaaris dhunkasho
Ilmayn = waan ku tabay
Ooyin = waa kala tagid
Waxa kale oo jira dhunkashooyin leh turjumaad kale laakiin aan soo galin sharciga jacaylka. Sida ta la yiraa french kiss ama dhunkashada dheer.
Hadaba ha la is dhunkado, ha la isfiiriyo, ha la isu soo dhawaado, gacmaha ha la isqabsado, ha la isa-salaaxo, ha la isu heeso, ha la isu ooyo arimahaas iyo kuwa kale oo badan ayaa jacaylka ku soo ururay. Jacaylkuna waa arinta dunidan dawada u ah.
Waxaa dhacday in hala isku heeso dadka qaar si kale u fahmaan sida maqaalkii shalay ka baxay shabakada kobciye.com oo aan ku arkeynay fikradaha qaar.
Hala isku heeso ama u hees lamaanahaada lagama wado hees music leh ee waxaa laga wadaa hees qoran ama geeraar jaceyl u tiri, waxaan filayaa hada in aad fahanteen, intii aan horay u fahmin.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Baro Sharciyada Jaceylka U Yaala Si Dhameystiran Iyo Calaamadaha Shumiska
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-18T04:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Baro Sharciyada Jaceylka U Yaala Si Dhameystiran Iyo Calaamadaha Shumiska



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:00 AM and have 0 comments