Barcelona oo £50 million dul dhigtay xiddig ka tirsan kooxda Arsenal

Barcelona oo £50 million dul dhigtay xiddig ka tirsan kooxda Arsenal


ADVERTISEMENTS
Barcelona ayaa isku diyaarineysa iney lacago badan kula soo wareegto Daafaca Everton iyo Xiddiga Arsenal Aaron Ramsey iyo John Stones.
Sida ay qortay Sunday Express kooxda reer Spain ayaa £50 million  ku dooneysa Ramsey halka Stones isagana ay lacago u diyaarinayaan.
Tababare Arsene Wenger ayaa ka warhaya xiddigiisa inuu doonayo tababaraha Barcelona Luis Enrique.

Aaron Ramsey ayaa xalay ka fujiyay Arsenal oo waxaa uu u keenay goolkii guusha ay ugu soo baxeen FA Cup.

Barcelona ayaa laga qaaday ganaaxii ka saarnaa suuqa kala iibsiga dhowr bilood]



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Barcelona oo £50 million dul dhigtay xiddig ka tirsan kooxda Arsenal
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-10T23:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Barcelona oo £50 million dul dhigtay xiddig ka tirsan kooxda Arsenal



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 11:00 PM and have 0 comments