Atariishada Salman Khan la jileysa Filimkiisa Sultan oo la shaaciyay

Atariishada Salman Khan la jileysa Filimkiisa Sultan oo la shaaciyay


ADVERTISEMENTS
Ugu dambeyn waxaa la xaqiijiyay Aktarada la jileysa Salman Khan filimkiisa soo socda ee Sultan.

Atariishooyin fara badan  ayaa Filimkan lala xiriirinayay iney wax ka jilaan sida  Deepika Padukone, Kangana Ranaut, Kriti Sanon iyo  Parineeti Chopra

Laakiin ugu dambeyn waxaa la shaaciyay Aktarada Anushka Sharma iney noqoneyso Atariishada Salman Khan.

Shirkada Yash Raj Films ayaa barteeda Twitterka waxaa ay ku shaacisay Anushka iney u doorteen Filimkan.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Atariishada Salman Khan la jileysa Filimkiisa Sultan oo la shaaciyay
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-13T22:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Atariishada Salman Khan la jileysa Filimkiisa Sultan oo la shaaciyay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 10:30 PM and have 0 comments