Arrag Sawiro Cajiib ah dad badana ka yaabiyay oo laga helay Obama iyo Xaaskiisa.

Arrag Sawiro Cajiib ah dad badana ka yaabiyay oo laga helay Obama iyo Xaaskiisa.


ADVERTISEMENTS
Sawiro Cajiib ah siyaaabo kala duwana looga soo qaaday Madaxweynaha Mareykanka Obaama iyo Xaaskiisa Sanadkii tagay 2015 ayaa noqday kuwo aad u Yaab leh qosolna leh.



Obama iyo Xaaskiisa ayaa inta badan ku jira jawi farxadeed waxa ayna aad ugu mashquulaan amaba uu xiiseeya la dheelida carruurta iyo dadka ay u arkaan inay yihiin kuwa dadka ka qosliya.



Obama ayaa gudaha xafiiskiisa xiliyada qaar ku dhex sameeya waxyaabo qosol badan waxa uuna xiliyada qaar qaabilaa carruur yar yar isaga oo sheega inuu tixgaliyo carruurta.



Souza oo ah sawirqaade la shaqeynayay dhamaan maamulka Madaxweynaha ayaa soo bandhigay qaar kamid ah sawiradii uu keydiyay kuwaasoo ku jirey albumkiisa.














ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Arrag Sawiro Cajiib ah dad badana ka yaabiyay oo laga helay Obama iyo Xaaskiisa.
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-06T03:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Arrag Sawiro Cajiib ah dad badana ka yaabiyay oo laga helay Obama iyo Xaaskiisa.



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 3:00 AM and have 0 comments