Akshay Kumar “Priyanka Chopra waan ku faanaa hadii aan indian nahay

Akshay Kumar “Priyanka Chopra waan ku faanaa hadii aan indian nahay


ADVERTISEMENTS
Akshay Kumar ayaa sheegay inuu Aad ugu faraxsanyahay in Priyanka Chopra ay ku guuleysato Abaalmarinta Aktarada ugu fiican Filimada Telefishinada ee dalka Mareykanka.

 

Priyanka ayaa lagu abaalmariyay bandhigeeda Filimka Quantico,waxaana la siiyay abaalmarinta People’s Choice awards.

 

Akshay Kumar oo la weydiiyay sida uu u arko abaalmarinta Priyanka Chopra la siiyay ayaa yiri.

 

“waa ay u qalantaa,waxaa ay qabatay shaqo weyn,India waa ay ku faaneysaa.

 

Laakiin Akshay Kumar ayaa sheegay inuusan fiirsan filimka Abaalmarinta lagu siiyay ee Quantico.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Akshay Kumar “Priyanka Chopra waan ku faanaa hadii aan indian nahay
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-13T23:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Akshay Kumar “Priyanka Chopra waan ku faanaa hadii aan indian nahay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 11:30 PM and have 0 comments