4 ku dhimatay masjid sacuudiga

4 ku dhimatay masjid sacuudiga


ADVERTISEMENTS
Saraakiisha Sacuudiga ayaa sheegay in ugu yaraan saddex qof lagu dilay weerar salaadii jimcaha ka dhacay masjid shiico oo ku yaal magaalada bariga ku taal ee Mehasin oo dad kalena ay ku dhaawacmeen.

dadkii goobjooga ahaa waxay sheegeen in dadkii tukanayey ay joojiyeen qofkii weerarka qaaday inuu is-qarxiyo.ciidanka amaanka ayaa deg deg u hareereeyey masjidka.

Shiicada saudiga waxaa hore bartilmaameed uga dhigtay kooxda sheegata dawladda islaamiga.

Weerarkii maanta wuxuu kaloo ku soo beegmay iyadoo ay sii kordheysa xiisadda sunniga iyo shiicada ee u dhexeysa Saudiga iyo Iran wixii ka dambeeyey dilkii sheikh shiica ah oo caan ahaa oo bishii december lagu dilay saudiga.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: 4 ku dhimatay masjid sacuudiga
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-30T06:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
4 ku dhimatay masjid sacuudiga



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 6:00 AM and have 0 comments