Xabadaan Soomaalida ah sida loo galaayo daawo (Funny Muuqaal)

Xabadaan Soomaalida ah sida loo galaayo daawo (Funny Muuqaal)


ADVERTISEMENTS
Xabadaan Soomaalida ah sida loo galaayo daawo (Funny Muuqaal)

Muuqaalkan waxaa sameesay gabadh wariye ah Oo aad ay u jecelyihiin Reer Lubnan waxa ay ku dhiiratay in ay dad badan ka naxsato iyada oo sida sanamyada lagu xayaysiisto dharka Oo kale u istaagtay ka dibna ka naxsatay Carab Suuqa ka adeeganaysa.

Gabadh Soomaali ah ayaa ka mid ah dadka laga naxsaday Oo aad u naxday ka dibna la tusay Kaamirada qarsoon Oo ay afka qabsatay ka dib iyadoo weli naxsan dhaqaaqday.

HALKAN KA DAAWO FUNNY ARAB VIDEO:-



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Xabadaan Soomaalida ah sida loo galaayo daawo (Funny Muuqaal)
Posted by:galmada Net
Published :2015-12-14T03:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Xabadaan Soomaalida ah sida loo galaayo daawo (Funny Muuqaal)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 3:00 AM and have 0 comments