Wiil Soomaali ah oo Lagu soo Dhaweeyay Jasiiradda Sylt ee Dalka Jarmalka (VIDEO)

Wiil Soomaali ah oo Lagu soo Dhaweeyay Jasiiradda Sylt ee Dalka Jarmalka (VIDEO)


ADVERTISEMENTS
Jasiiradda Sylt ee ku taal cirfka danbe ee dalka Jarmalka ayaa waxa ay qaxooti ahaan u qaabishay dhalinyaro Soomaali ah, mid kamid ah dhalinyarada ayaa waxaa laga diyaariyay barnaamij loogu raadinaayo shaqo.

Magaca wiilkan oo lagu soo koobay Abdihakiin ayaa waxa uu shaqo ka heley mid kamid ah hoteelada loo dalxiiska tago ee Jasiiradaasi.

Halkaan Hoose ka Daawo



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Wiil Soomaali ah oo Lagu soo Dhaweeyay Jasiiradda Sylt ee Dalka Jarmalka (VIDEO)
Posted by:galmada Net
Published :2015-12-19T22:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Wiil Soomaali ah oo Lagu soo Dhaweeyay Jasiiradda Sylt ee Dalka Jarmalka (VIDEO)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 10:00 PM and have 0 comments