Wax ka baro Dagaalka Qaboow Ee Sariirta Adiga iyo Lamaanahaaga

Wax ka baro Dagaalka Qaboow Ee Sariirta Adiga iyo Lamaanahaaga


ADVERTISEMENTS
Labada qof ee isqaba waxaa la gudboon inay si wanaagsan galmada isugu diyaariyaan. Waa inay qubaystaan, afka cadaysadaan, iscarfiyaan, isqurxiyaan, jawiga guud ee guriga iyo jirkoodana ka dhigaan kuwo ku dhiirrigeliya inay isdoontaan.
Haweeneydu waa inay gurigeeda si wanaagsan u nadiifisaa, u carfisaa, ugu shiddaa qamqam (Uunsi, Cuud, Foox, Qore-qudde, iwm), ku bilbishaa Catar kuna buufisaa Barafuun gaar ahaan nooca uu ninkeedu jecelyahay. Waa inay qolka jiifka ku qurxisaa Daahyo, Dhiinsooleyaal iyo Foodareyaal indhuhu ku doogsadaan, dabeeto intay nalalka iftiinka badan
ka damiso, udaartaa nal leh midab gaar ah (cagaar, jaalle, amaba guduud), kaasi oo sii kordhinaya quruxda iyo roomaansiyada qolka. Waa inay casho aad u macaan, rabitaanka furta, nafaqo badanna leh u diyaarisaa ninkeeda. Suxuunta ay ku gurayso iyo miiska ay saaraysana nadaafadda iyo quruxdooda aad uga shaqaysaa.. Intay soo qubaysato, waa inay si wanaagsan isu udgisaa.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Wax ka baro Dagaalka Qaboow Ee Sariirta Adiga iyo Lamaanahaaga
Posted by:galmada Net
Published :2015-12-05T06:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Wax ka baro Dagaalka Qaboow Ee Sariirta Adiga iyo Lamaanahaaga



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 6:00 AM and have 0 comments