Shahaadada Jaamacadda Muqdisho oo la barbar dhigay kuwa Jaamacadaha dalka Mareykanka

Shahaadada Jaamacadda Muqdisho oo la barbar dhigay kuwa Jaamacadaha dalka Mareykanka


ADVERTISEMENTS
Qiimeyn ay sameysay hay’ada Foundation FOR Inter-national Service INC oo fadhigeedu yahay dalka Mareykanka, ayaa waxay  ku xaqiijisay in shahaadada Jaamacadda Muqdisho ay u dhiganto kuwa laga bixiyo jaamacadaha ku yaalla dalka Mareykanka.

Hay’adaan ayaa waxay sheegtay in ardayga lagu magacaabo, C/raxmaan Yaasiin Maxamed oo ka baxay Jaamacadda Muqdisho ay shahaadadiisu u dhiganto ama shahaadooyinka laga bixiyo jaamacadaha dalka Maraykanka.

Sidoo kale Jaamacadda Muqdisho ayaa si weyn isaga xil-saarta tayeyna barnaamijyadeeda waxbarasho si aysan ula kulmin ardaydeedu caqabado marka ay Master-ka ka jaamacadaha caalamiga ah ee Dunida.

Haddaba, Halkan kasoo Rogo Qiimeynta ay sameysay Hay'addan Mareykanka ah;




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Shahaadada Jaamacadda Muqdisho oo la barbar dhigay kuwa Jaamacadaha dalka Mareykanka
Posted by:galmada Net
Published :2015-12-06T20:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Shahaadada Jaamacadda Muqdisho oo la barbar dhigay kuwa Jaamacadaha dalka Mareykanka



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 8:30 PM and have 0 comments