Ragga ma jecla haweenayda u dhaqanta sida in ay tahay madax

Ragga ma jecla haweenayda u dhaqanta sida in ay tahay madax


ADVERTISEMENTS
Gabaryahey ogaaw arimo badan ayaa ka careysiiya ragga oo ku qasba inay ka fogaadaan  sariirta dhanka kale uu kaaga jeesto , hadaba hadaad mid ka
mid ah qodobadaan aad sameyso iska badal si cayaar galmeedka ninkaada u hesho In Aadan Dalban Sameynta Galmada: Haweenka qaarkood ayaa ku caan baxay in aysan

ninkooda galmada ka codsan oo ay sugaan in isaga uu weydiisto kaliya . Waxa ayna ragga taasi ku qasabtaa in xod-xodasho dawarsi la mid ah u galaan iyaga oo ka baqaya in naagta

ka diido galmada , ogaaw ragga habkaasi ma jecla waxa ayna u arkaan in naagta rabto in ay qabsato kuna cayaarto dareemihiisa Haweeneyda Oo Iska Dhigta Mid Ka Yaq-yaqsata In

Ay Salaaxdo Malabyaroga Ninka Iyo Jirkiisa: Arintaani ragga xanaaq waali ah ayay ka qaadaan , waxa ayna u arkaan in naagtu taabashada jirkiisa jecleyn . Haweeneyda Oo U

Dhaqanta Sida In Ay Tahay Police Traffic-ka Sariirta: Haweenka qaarkood ayaa ku dhaqaaqaa in tilmaamooyin ay siiyaan ragga oo ku aadan sida weerarka galmada u bilaabayo taasi

oo soconeysa inta galmada socoto , iyo in naagta far dhaqaajin sida alwaax iska jiifto taasi ragga waa ka xumaadaan . Hadalka Badan Xiliga Galmada Socoto: Tani saameyn

nafsiyan ayay ragga ku yeelata , ragga ma jecla in hadal sameyn ku yeelana in naagtu tiraahdo taasina in galmada uu ka caago ayay keeneysa. Haweenka Oo Jirkeeda Daryeelin: Sida

Urka afkeeda ka soo baxa ama dharka ay xiran tahay ama jawiga guriga taasi in ninka galmada ka haajiro ayay keeneysa .




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Ragga ma jecla haweenayda u dhaqanta sida in ay tahay madax
Posted by:galmada Net
Published :2015-12-23T23:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Ragga ma jecla haweenayda u dhaqanta sida in ay tahay madax



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 11:00 PM and have 0 comments