Naag xanaaq badan Astaamahan ayaa lagu gartaa -Tilmaamo Nolosha

Naag xanaaq badan Astaamahan ayaa lagu gartaa -Tilmaamo Nolosha


ADVERTISEMENTS
Rag Badan ayaa u hanqal tagay inay xiriir ama guur la wadagaan dumar badan oo noocan oo kale misane leh calaamadahan dabeecadaha ah,

1-Ha Dooran ama wax xiriir ah hala sameynin Gabar asxaab badan leh,sababto ah gabadhaas waxay Qatar galineysa mustaqbalkaga madaama ay gabadhaha midoobay ay shar badanyihiin islamarkaane ay kala war qadaan waxana laga yabaa inay hadal walba ama sheeko walba idiin dhax marta ay asxaabteda kala tashataa Taasne kuma anfaceyso,

2-Ka Fogow Gabar Ka Hadal badan ileen waxa laga yaba inay hantidada dhaxasho,

3-Hala Sameeynin Wax Xiriir Ah ,Gabadha Aan Qarin Karin Sirtaada Wa Gabar Ku Shekeyneysa Kaana Shekeeyneysa,

4-Iska Ilaali Gabar Mar Walba Aad Ka Fogtahay Xanuun ,Baahi Iyo Kaar Telefonka Lagu Shubta Ku Weydineyso Waxayna Taasi Ujeedkeedu Yahay Inay Dhaqalahaga Hoos U Dhigta,

Hadaba Shabakada Wacdaraha.comWa Mid Mar Walba U Taagan Inay Bulshada Usoo Gudbiso Wixii Talooyin Ah Oo Ku Saabsan Barnaamijyada Arimaha Bulshada.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Naag xanaaq badan Astaamahan ayaa lagu gartaa -Tilmaamo Nolosha
Posted by:galmada Net
Published :2015-12-14T04:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Naag xanaaq badan Astaamahan ayaa lagu gartaa -Tilmaamo Nolosha



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:00 AM and have 0 comments