mid kamid ah.madaxda Africa ayaa isi soo sharaxay hada ka hor, dadkii ayaa yiri

mid kamid ah.madaxda Africa ayaa isi soo sharaxay hada ka hor, dadkii ayaa yiri


ADVERTISEMENTS
mid kamid ah.madaxda Africa ayaa isi soo sharaxay hada ka hor, dadkii ayaa yiri hadii aan ku doorano maxaad dalka iyo dadka u qabaneysaa? wuxuu yiri " hadii aad i doorataan oo noqdo madaxwayne, nafsadayda ayaan wax uqabanaa, dalka iyo dadka midna wax uma qabanayo ilaa aan ka dhargo" doorashadii ayaa dhacday wuxuuna uu noqday madaxwayne.

doorashadiii xigtay ayuu mar labaad isi soo sharaxay isaga iyo midkale oo musharax, waxaa la wada keenay tv ga, musharaxiii la tartamayay ayaa balan qaadyo badan sameeyay microphone ka waxaa loo dhiibay madaxwaynaha xilka ka sii dhamaanaya hadane doonaya marlabaad in la doorto wuxuu yiri" shantii sano ee hore nafsadayda ayaan wax uqabtay waana dhargay, hada waxaan diyaar u ahay in aan dalka wax uqabto ee kala doorta nin dalka wax uqabanaya iyo nin shan sano hada kadib nafsafiisa wax uqabanayo" marka hadaa Allah deestee 

madaxwaynaheena @Hassan sheikh aan mar labaad doorano loolz



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: mid kamid ah.madaxda Africa ayaa isi soo sharaxay hada ka hor, dadkii ayaa yiri
Posted by:galmada Net
Published :2015-12-23T01:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
mid kamid ah.madaxda Africa ayaa isi soo sharaxay hada ka hor, dadkii ayaa yiri



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 1:30 AM and have 0 comments