MA TAQAANA MEESHA UGU KACSIGA BADAN DUMARKA??? GBADHAAN KA BARO MAANTA

MA TAQAANA MEESHA UGU KACSIGA BADAN DUMARKA??? GBADHAAN KA BARO MAANTA


ADVERTISEMENTS
Daraasad la sameeyay dhawaan ayaa sheegtay in goobta ugu
muhiimsan ugu dareenka dhow haweenka ay tahay Ibta hore ee
Naaska waxaana arintaasi qiyaas loogu sameeyay ku dhawaad 1-
milyan oo haween ah sida lagu sheegay warbixin dhawaan ay soo
saareen baarayaal u dhashay mareekanka oo baarista ka sameeyay
jaamacada Boston ee dalkasi.
Ibta naaska ayaa la sheegayaa in ay tahay sixirka ugu weyn ee
kiciya dareenka qofka haweenka ah sida warbixinta lagu sheegay
waxaana la rumeysanyahay in arinta ay sidaa tahay baaritaanka
ka dib xaqiiqdana waa sidaa oo waxaad ogaan kartaa dareenka
bilowgiisa in uu yahay afka hore ee Naaska waana daraasad la
sameeyay.
Haweenka ayaa la rumeysanyahay in 90% ay aad u jecelyihiin in
amaanka marka hore laga bilaabo dhanka sare ayadoona la
rumeysanyay in dagaalka sariirta uu noqon karo mid si qurux
badan u sii socda waana tijaabadii la sameeyay in haweenka ay
iyo ragga markaan ay ka wada simanyihiin cayaarta ayadoona ugu
danbeyntii isku badasho wanaag wadida.
Daraasadaan ayaa noqoneyso tii 4-aad oo ay jaamacada ku
ogaatay dareenka haweenka iyo raga ee dhanka Ibta gaar ahaana
waxaa daraasada la sheegayaa in haweenka haatan ay u gaar
tahay.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: MA TAQAANA MEESHA UGU KACSIGA BADAN DUMARKA??? GBADHAAN KA BARO MAANTA
Posted by:galmada Net
Published :2015-12-11T16:33:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
MA TAQAANA MEESHA UGU KACSIGA BADAN DUMARKA??? GBADHAAN KA BARO MAANTA



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:33 PM and have 0 comments