Laba Fanaan Oo calafka isku diiday -Muuqaal Cajiib ah

Laba Fanaan Oo calafka isku diiday -Muuqaal Cajiib ah


ADVERTISEMENTS
Fanaaniinta hada soo baxay waxa ay inta badan soo saaraan heeso lamaane ah oo ay qaadayaan Wiil iyo Gabar cod macaan, iyadoo ay sii dheertahay in heesta lagu laro miro iyo laxan macaan oo ku soo jiidanaya.

Waxaa jira su’aalo la isweydiiyo marka heesta la dhageysto, gaar ahaan heesha jaceylka ah, qisadaan yay ku dhacday? Labada fanaan ee qaadaya ma jiliinaa mise waa is jecel yihiin? Maxay Labadan fanaan markasta heeso jeceyl ah isugu qaadaan?

Su’aalahaasi oo dhan waa kuwa ku jira maskaxda qofka dhageysanaya heesaha jaceylka u badan, waxaan is weediiyay oo maskaxdeyda ku soo laab laabatay, labo fanaan oo markasta isla heesa, qaadana heeso jaceyl ah.

Labadaasi fanaan waa Dalmar Yare iyo Hodan C/raxmaan, waxaa la ii sheegay in uu seedigeed yahay, hase ahaatee heesaha ay isla qaadaan qaar kood maba uusan aqoon inanta la dhalatay Hodan.

Waxaan idiin soo qabanayaa labadan heesood, hadii aad si qoto dheer leh u dhuuxdo waxaa ka muuqda jeceyl badan.

DAAWO MUUQAALKA FANAANIINTA :



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Laba Fanaan Oo calafka isku diiday -Muuqaal Cajiib ah
Posted by:galmada Net
Published :2015-12-29T03:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Laba Fanaan Oo calafka isku diiday -Muuqaal Cajiib ah



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 3:00 AM and have 0 comments