HAWEENEEY NINKEEDA KA CODASATAY IN U MAALINTII 3 JEER UGALMOODO HADDII KALE UU MADAXEEDA SIIYO.

HAWEENEEY NINKEEDA KA CODASATAY IN U MAALINTII 3 JEER UGALMOODO HADDII KALE UU MADAXEEDA SIIYO.


ADVERTISEMENTS
Wada jirka iyo ila noolida labada lamaane ayaa mararka qaar waxaa ku timaada carqalad dhica gogosha ah taasi oo sabab u noqoto buuq iyo isqabqabsi soo wajaha qoyskaasi.

Waxa ay arinkaani ku xeran tahay Dareenada hormoonka sida loogu kale badan yahay, sida lasoo gudboonatay nin iyo xaaskiisa ku waasi oo ku nool mid ka mid ah wadamada Bariga dhexe.

Sida uu daabacay wargeyska Gulfnews.com, ayaa waxaa lagu sheegay haweeney nikeeda ka dalbatay furiin waayo waxa uu buuxin waayay baahideeda galmo oo aheyd in maalintiiba uu 3-jeer u galmoodo halka uu ninka awoodo in u xaaskiisa u galmood 4-jeer todobaadii, taasi oo ninka dhinaciisa ku adkaatay in shuruudaha xaaskiisa uu buuxiyo, kaleduwanaashiyaha rabitaanka galmo ee qoyskaani ayaa waxa ay sabab u noqotay in ay buuq badani abuurto oo ay gaarto ilaa heer maxkamadeed.

Maxkamada oo si taxadar ah u eegeysa kiiskan ayaa waxa ay inanta kula taliyeen in ay arrinka furiinka

ay dib u dhigto, halka ay usoo jeediyeen in lamaanaha 2-doodaba ay aadan dokhtar ku taqasusay howlahan si baaritaan ugu sameeyo.

Inkastoo, ay haweeneydaasi ku gacanseertay in ayada aado wax dhakhtar ah si baaritaan loogu sameeyo, “haddii wax baaritaan caafimaad ah lasameeynayo waxa aadaya waa isaga kaliya.” ayay diidmadeeda sii raacisay xili ay fadhisay gudaha maxmakda.

Ugu danbeytiina maxkamada ayaa waxa ay ku soo gabagabeeysay iyadoo tixgalineeyso codsiga haweneeyda oo ahaa in ninka uu dhaqtar aado si uu baaritaan caafimaad u maro wixii kasoo baxana baaritaasi dib loo eego.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: HAWEENEEY NINKEEDA KA CODASATAY IN U MAALINTII 3 JEER UGALMOODO HADDII KALE UU MADAXEEDA SIIYO.
Posted by:galmada Net
Published :2015-12-10T04:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
HAWEENEEY NINKEEDA KA CODASATAY IN U MAALINTII 3 JEER UGALMOODO HADDII KALE UU MADAXEEDA SIIYO.



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:30 AM and have 0 comments