Gabar Ooyinta ka dhamaatay Oo codsi jeedisay -Muuqaal

Gabar Ooyinta ka dhamaatay Oo codsi jeedisay -Muuqaal


ADVERTISEMENTS
Gabadh ka cadhootay Cadaalad Darada ka jirta Soomaaliya ayaa  soo dhigtay Baraha Bulshadu ku xidhiidho Hadal Cajiib ah, Gabadhan oo Sida ay Sheegtay ku sugan Wadamada Qurbaha ayaa waxay siway uga  hadashay Cadaalad  Darada ka jirta Wadanka Soomaaliya, Gabadh ayaa waxay ku soo hadal Qabsatay  Kornayl Xaashi Fure ooTodobaadkan laga Saaray Ama Laga  Qaatay Gurigii uu ku lahaa Magaalada Muqdisho.

Waxay Sigaar ah Gabadhan yar oon iyadu horay siday sheegtay  Facebooka  Waxba u soo dhigin ay manta Dhibaatada Ninkaasi guriga laga qaatay Dartii isu soo dhigtay Halkaasi iyadoo ka Codsatay Madaxweynaha  Soomaaliya ,Raysalwasaaraha iyo dhamaan Madaxda  Dalka Soomaaliya ugu Sareysay inay Wax ka Qabtaan Dhibtaasi Taagan.

Hoos ka Daawo Muqaalka Gabadhaasi:



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Gabar Ooyinta ka dhamaatay Oo codsi jeedisay -Muuqaal
Posted by:galmada Net
Published :2015-12-06T04:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Gabar Ooyinta ka dhamaatay Oo codsi jeedisay -Muuqaal



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:30 AM and have 0 comments