Gabadh Reer Hargeysa ah oo HIV Aids ku riday 13 Nin

Gabadh Reer Hargeysa ah oo HIV Aids ku riday 13 Nin


ADVERTISEMENTS
Gabadh reer Hargeysa ah oo lagu magacaabo Xamda Khadar ayaa cudurka dilaaga HIV Aids qaad siisay rag badan oo ay la galmootay.
Xamda Khadar oo ka mid aheyd hablaha jirkooda ka ganacsadda ee Ethiopia ku nool waxeey Cudurka dilaaga ee HIV Aids ka soo qaaday Addis Ababa.
Gabadhaan yar oo u dhalatay beesha Isaaq gaar ahaan Ciidagale waxeey Cudurka dilaaga HIV ku riday 13 Nin oo Reer Hargeysa ah.
Hadal heynta ugu badan Hargeysa waxeey tahay Xaasidnimadda gabadhaas Soomaaliyeed u faafineyso Cudurka halista badan ee ku dhacay.
Hargeysa waxaa ku nool dad badan oo la ildaran cudurka HIV Aids.
Hamda Khadar waxeey aheyd gabadh buuran laakiin iminka waxeey noqotay gabadh dhuuban oo jir ahaan dhamaatay.




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Gabadh Reer Hargeysa ah oo HIV Aids ku riday 13 Nin
Posted by:galmada Net
Published :2015-12-27T05:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Gabadh Reer Hargeysa ah oo HIV Aids ku riday 13 Nin



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 5:30 AM and have 0 comments