Gaas Qaabkii uu uga soo cararay Gaalkacyo Oo Video ah

Gaas Qaabkii uu uga soo cararay Gaalkacyo Oo Video ah


ADVERTISEMENTS
Waa Cadayntii Sawirka uu Ordaayo Madaxweyne Gaas oo Laga soo qaaday gudaha Gaalkacyo xiligii uu shalay dagaalka bilaabanayay.

Waxaa uu Gaas noqday nin askarta Galmudug ka cerysadeen gudaha Magaalada ‎Gaalkacyo‬ markii uu weerarka gaadmada bilaabay.

Waajib Weeye inaan soo bandhigno dhaqan xumada ninka jabiya Heshiis laba reer oo is dagaalay waxaana ka raacay sidaas.




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Gaas Qaabkii uu uga soo cararay Gaalkacyo Oo Video ah
Posted by:galmada Net
Published :2015-12-05T02:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Gaas Qaabkii uu uga soo cararay Gaalkacyo Oo Video ah



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 2:00 AM and have 0 comments