Dhacdo Layaab Leh:- Nin Riyo Layaab leh Ku Furay Xaaskiisa oo uu Jeclaa, iyo Arintii Ugu Yaabka…

Dhacdo Layaab Leh:- Nin Riyo Layaab leh Ku Furay Xaaskiisa oo uu Jeclaa, iyo Arintii Ugu Yaabka…


ADVERTISEMENTS
Wararka Naga Soo Gaaraya Magaalada Jedeh ee Dalka Sacuudi Arabiya ayaa Waxa ay Sheegayaan in Maalintii Shalay aheyd ay Is Fureen Fu,ad Axmed Aden & Farxiyo Siciid oo ku Noolaa Xaafadda Xeyla Buwaadi, Kadib Markii Farxiya Ninkeeda xili ay Wada Hurdeen ay Maqashay isaga oo Riyo ku Leh:-
” Haa Abaayo Waan Kuu imaanaya Waxa aad Rabtana waxaan Kaaga soo Gadaya Suuqa, Laakin Balan iga Qaad in Cidi ogaaneyn Si Qoyskayga uusan u Burburin Jaceylkeenana Qarsoodi Ha Ahaado…..Si Marka aan Xaaska Soomaliya ugu Diro Bilaha Soo socda aan Halkaan ugu Aqal Galno”
intii uu Warka Dhameysan-baa Fu,ad Xaaskiisa Waa ay ka Kicisay Waxa ayna Tiri:- ” Naagtaas aad Ku Riyooneysa iyo Aniga Mid Baa Guriga Joogi Doonta ee Yaa Waaye ii Sheeg”
inta uu Fu,aad indhaha isku Qab Qabtay ayuu inkiraad Bilaabay ..Maxaa Dhacay… Maku Fahmin …. Sideey Wax u Jiraan Xaaskeyga isheeg. Iyaga oo Sidaa u Buuqaya ayuuna Waaga ugu Baryay.
Farxiyo Waa ay u Diiday Fu,ad in uu Shaqa Tago ilaa uu Dalaaqadeeda Ka siiyo, Fu,ad oo Careysan ayaa Wiilal Guriga Dagana isugu Yeeray Waxa uuna Farxiya ku Furay Hal Dalaaqo, Wiilashaas ayuuna Marqaati uga Dhigay.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Dhacdo Layaab Leh:- Nin Riyo Layaab leh Ku Furay Xaaskiisa oo uu Jeclaa, iyo Arintii Ugu Yaabka…
Posted by:galmada Net
Published :2015-12-29T22:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Dhacdo Layaab Leh:- Nin Riyo Layaab leh Ku Furay Xaaskiisa oo uu Jeclaa, iyo Arintii Ugu Yaabka…



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 10:00 PM and have 0 comments