Daawo xadgubkii ugu weynaa aduunka saqiir warqad ganaax ah loo jaray kadibna miir daboolmay

Daawo xadgubkii ugu weynaa aduunka saqiir warqad ganaax ah loo jaray kadibna miir daboolmay


ADVERTISEMENTS
Ciidamada Police-ka ee dalka Canada ayaa warqad ganaax ah u jaray wiil 3 sano jir ah oo dalkaasi u dhashay, kadib markii uu baaskiilka Caruurta Oo Uu Watay uu dhigay meel aan haboonayn oo ka mid ah meelaha laga mabnuucay in gaadiidka la dhigo Ama Afka Qalaad loo Yaqaano”NO PARKING” Wiilkan yar ee sadexda sano jiray ayaa lagu eedeeyay inuu jabiyay shuruucda gaadiid dhigashada

Sarkaal ka tirsan ciidanka nabad galyada waddooyinka ee magaalada Halifax oo ka tirsan gobolka Nova Scotia ee bariga dalkaasi Canada ayaa la arkay isagoo warqadda kuwa ganaaxa ah oo aanay waxba ku qornayn u jaray saddex jirkaasi la sheegay inuu ku xad gudbay sharciga gaadiid dhigashada isagoo wata baaskiiladdiisa yar.

Arrintani ayaa dad badani kaga faaloodeen baraha bulshadu ku kulanto isla markaana si weyn looga hadalhayay dalka Canada.

halkan hoose ka daawo warbixinta laga diyaariyay wiilkaa yar:


HALKAAN RIIX KA DAAWO VIDEO



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Daawo xadgubkii ugu weynaa aduunka saqiir warqad ganaax ah loo jaray kadibna miir daboolmay
Posted by:galmada Net
Published :2015-12-26T04:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo xadgubkii ugu weynaa aduunka saqiir warqad ganaax ah loo jaray kadibna miir daboolmay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:00 AM and have 0 comments