Daawo Video: Dhalinyaro Laga keenay Gudaha Dalka Iyo Debdiisa oo 25-Sano Kadib shir Qaran loogu qabtay XAMAR

Daawo Video: Dhalinyaro Laga keenay Gudaha Dalka Iyo Debdiisa oo 25-Sano Kadib shir Qaran loogu qabtay XAMAR


ADVERTISEMENTS
 Shirweyne Qaran oo ay lee yihiin dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa ka furmay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, Waxaana Shirkan oo hindisiihiisa ay leedahay wasaaradda dhalinyarada ee dowladda Soomaaliya, ayaa waxaa ka qeyb galaya dhalinyaro 100 ka badan oo laga kala keenay qeybaha kale duwan ee Soomaaliya iyo dhalinyaro ka socota qurbaha.

Ajendayaasha shirka looga hadlayo ayaa waxaa ka mid ah sidii dhallinyarada Soomaaliyeed ay u yeelan lahayd siyaasad qaran, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharmaarke ayaa shirkan ka furay Muqdisho, Waxaana loogu magacdaray shirka “HOGAANKA MAANTA IYO BERRI”


HALKAN KA DAAWO VIDEO




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Daawo Video: Dhalinyaro Laga keenay Gudaha Dalka Iyo Debdiisa oo 25-Sano Kadib shir Qaran loogu qabtay XAMAR
Posted by:galmada Net
Published :2015-12-19T23:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo Video: Dhalinyaro Laga keenay Gudaha Dalka Iyo Debdiisa oo 25-Sano Kadib shir Qaran loogu qabtay XAMAR



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 11:00 PM and have 0 comments