Daawo Sawiro: Gudoomiyaha Shaydaanka caalamka Oo Loo Diiday Inuu Gudaha U Galo wadanka....

Daawo Sawiro: Gudoomiyaha Shaydaanka caalamka Oo Loo Diiday Inuu Gudaha U Galo wadanka....


ADVERTISEMENTS
Dalalka Jarmalka iyo Imaaraadka-Carabta ayaa Dagaal-Diplomaasiyadeed ka qarxay,kadib markii Ninka Caalamka looga yaqaan (Sheydaan Rolf)loo diiday gudaha Dubai inuu galo.
Booliiska Garoonka Dubai ayaa sheegay Ninkan muuqaalkiisa markii ay arkeen iyo qaabka uu Sheydaan isugu ekeysiiyay inay go’aansadeen inay dib ugu celiyeen Magaaladda Istanbul oo markiisii hore uu Dayuurad ka soo raacay.

Sheydaan Rolf ayaa waxaa casumay Hotel Dubai ku yaal oo lagu qabanayay Dadka ugu yaabka iyo amakaaga badan Dunidda ee heysta Rikoorka loo yaqaan (World-Gunnies-Record Pierced Man))waxaana Sheydaan Rolf uu heytaa Rikoorka qofka ugu tirada badan Calaamka ee jirkiisa birro galiyay,waxaana jirkiisa ku jira 200-birri,isagoo xitaa carabka,suniyiyaha indhaha ku yaal iyo Carabka birro ku taxay.

Ninkan ayaa 2-sanno heysta Rikoorka Dunidda loo yaqaan (World-Guinnes-Record Perced Man)waxaana jidka ku soo jira kuwo doonaya inay jabiyaan Rikoorkii uu dhigay sanadkii 2012-ka ee ilaa iyo hadda aan la jabin.






ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Daawo Sawiro: Gudoomiyaha Shaydaanka caalamka Oo Loo Diiday Inuu Gudaha U Galo wadanka....
Posted by:galmada Net
Published :2015-12-30T04:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo Sawiro: Gudoomiyaha Shaydaanka caalamka Oo Loo Diiday Inuu Gudaha U Galo wadanka....



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:00 AM and have 0 comments