Daawo Jaceyl Jilid miyeey ka ahayd fanaankan Mise tumasho xeeladeysan ­Muuqaal Hees Baashaal ah

Daawo Jaceyl Jilid miyeey ka ahayd fanaankan Mise tumasho xeeladeysan ­Muuqaal Hees Baashaal ah


ADVERTISEMENTS
Waxaa idiin haynaa muuqaalka Fanaanka Saadaq Seyga Oo soo qaaday hees lala yaabay oo uu usoo duubay qaab ka gadisan sidii uu
usoo bandhigi jiray Heesahiisa, Fanaan Saadaq sayga ayaaa heesahiisa marba gabadh cusub kusoo bandhiga si aya heestiisa u
noqoto mid ka duwan heesaha kale ee ay fanaaniinta soo qaadaan. Heesta jawi walba oo ay gashaba waa mid soo jiidatay indhaha
malaayiin soomaali ah oo weli hadal haya qaabka cajiibka ah ee fanaanka ula jilayo Romantic fanaanada kale ee magaceeda aan lasoo shaacin.


halkaan ka daawo muuqaalka fanaankaan



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Daawo Jaceyl Jilid miyeey ka ahayd fanaankan Mise tumasho xeeladeysan ­Muuqaal Hees Baashaal ah
Posted by:galmada Net
Published :2015-12-15T20:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo Jaceyl Jilid miyeey ka ahayd fanaankan Mise tumasho xeeladeysan ­Muuqaal Hees Baashaal ah



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 8:00 PM and have 0 comments