Daawo iDaacada voa oo wareesatay Nin gabdho & hooyadood isla guursadey caruurna ka dhalay

Daawo iDaacada voa oo wareesatay Nin gabdho & hooyadood isla guursadey caruurna ka dhalay


ADVERTISEMENTS
La yaabka aduunka ee subax kasta aan soo tabino maalinba dunida gees ka mid ah ayuu ka soo sheegaa dhacdooyin qaarkood bini’aadamku ay sida
xayawaankii u dhaqmayaan. ma diin la’aan & caqiido la’aanbaa , ma dhaqan xumo & fasahaad baa ?, tu ay tahayba dhacdo aan sheeko & shaahid midna dunida loo soo warin ayaan laga soo tabinaynaa magaalada jowhar taa oo la xidhiidha Nin isku guursaday hooyo iyo Gabadheeda kadibna labadooda Caruur kawada dhalay waxaana lasheegay in ay maxkamada jowhar ku xukuntay xukun aan islaamka lug ku laheen

HALKAAN RIIX SI AAD UDAAWATO MUUQAALKAAN



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Daawo iDaacada voa oo wareesatay Nin gabdho & hooyadood isla guursadey caruurna ka dhalay
Posted by:galmada Net
Published :2015-12-27T20:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo iDaacada voa oo wareesatay Nin gabdho & hooyadood isla guursadey caruurna ka dhalay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 8:30 PM and have 0 comments