Calamaadahaan Ka fiiri Ninka ku shukaansada -SIR DUMARKA

Calamaadahaan Ka fiiri Ninka ku shukaansada -SIR DUMARKA


ADVERTISEMENTS
In aad Nacdo Ehelkeeda : in aad wax ka sheegto qoyskeykeeda taasi aad ayay u dileysaa dareemaheeda, waana ay adag tahay in ay si sahal ah u iloowdo waayo qoyskeeda waxa uu u yahay muqadas .
In Aad Uga Janjeersato Waalidkaada : si waliba oo uu yahay ixtiraamka aad waalidkaada u hayso hadana go`aanada qoyskaada ee gaarka ah waxaa xaq u leh adiga iyo xaaskaada .

In aad ku jeesto jeesto muuqaalkeeda idinka oo horjooga dad hortooda : tani aad ayay u dhibeysaa waxa ayna ka qaadeysaa cuqdad nafsi gaar ahaan haddii arinkaas uu la xariiro dhanka culeyskeeda waana adag tahay in ay iloowdo arintaas .

In aad la bar-bar dhigto haween kale ” ninyahoow aan xariifka aheyn waxa ay alcarabiya ku leedahay waligaa sidaas ha sameyn haddii ay dhacdana yeesan u janjeerin dhanka haweenka kale .

* In aadan ihtimaam siin , haweenka badankooda waxa ay ka helaan xafladaha bulshada waxa ayna dooneysaa in ay kugu faanto ee u raac munsaabadahaas xageeda ku weyn



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Calamaadahaan Ka fiiri Ninka ku shukaansada -SIR DUMARKA
Posted by:galmada Net
Published :2015-12-27T06:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Calamaadahaan Ka fiiri Ninka ku shukaansada -SIR DUMARKA



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 6:30 AM and have 0 comments