Arima Muhiim ah Jaceylka ka baro -wacdaraha hoyga sirta Nolosha

Arima Muhiim ah Jaceylka ka baro -wacdaraha hoyga sirta Nolosha


ADVERTISEMENTS
Warbaahinta ugu sareysa Ka hadlida Wacdaraha Nolosha iyo Sirta Dareenka ayaa Maanta ku siinaysa qodobo Kuu Muhiim ah oo ku saabsan Jaceylka si aad waxbadan uga baratid dareenka Nolosha.

Il Gaar ah U Yeelo Arimahan:-

1- Ugu horeeyn Ma Haboona In Aad Ninka Jeclaato Oo Aad Naftaada Iloowdo ,haweenka ama ragga ayaa mararka qaar ilaawa naftooda marka uu ku dhaco jaceylka , kaliya waxa ay ka fikaraan ninka iyo naagta iyo sida ay u farxad gilin lahaayeen , sidaa darteed naftaada ha u iloobin jaceylka ku haya dartiis,

2- Ogow Waxaa Laga Yaabaa In jaceylka Uu Hal Dhinac Yahay , mararka qaar waa dhacdaa in haweeneyda ama ninka ay jeclaato nin&naag aan jecleyn amaba uusan u hayn dareen la mid ah , balse waxaa kula gudboon in aad iska xajiiso jaceylkiisa lakin ogow jaceylkeeda ka hor inta aadan adiga ku hor marin gudbinta xariirkaasi ,

3- Jaceylka Mar Waliba Caqli Ma Laha : mararka qaar jaceylka ma aha mid caqli leh , waxa uu haweeneyda/ninka ku jiidayaa in ay sameeyso/sameeyo dabaalnimo weyn oo ay haboon tahay in laga fogaado , wacdaraha waxa ay ku leedahay waxaa muhiim ah in gabaryaheey/wiilyahoow ogaatid in jaceylka caqli laheyh oo ku geyn karo meel aadan dooneyn.

4- Jaceylka Ma Aha Sida Aad Mar Waliba U Filaneyso : waxaa arin iska dabiici ah in haweeneyda/ninka baadi goobo jaceylka khiyaaliga ah kaasi oo riyo ah , ogoow jaceylka mar waliba ma aha sida aad ka filaneyso .

Ugu danbeeyntii Casharada Jaceylka waa ay badan yihiin waxaan maanta idin soo xulnay qeybtaas ee si wanagsan u aqriso,



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Arima Muhiim ah Jaceylka ka baro -wacdaraha hoyga sirta Nolosha
Posted by:galmada Net
Published :2015-12-29T01:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Arima Muhiim ah Jaceylka ka baro -wacdaraha hoyga sirta Nolosha



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 1:00 AM and have 0 comments