#Amhara oo Gonder Qabsatay ' #Oromio oo Adis Abba U jirta wax Ka yar 37 mile ( Guul )

#Amhara oo Gonder Qabsatay ' #Oromio oo Adis Abba U jirta wax Ka yar 37 mile ( Guul )


ADVERTISEMENTS
Xaalada Ethopia Ayaa Cirka isku Shareertay kadib markii Dowlada kali-taliska ay Dagaal Ku soo qaadeen labada Qowmiyad Ee ugu Waawen dalkaasi Oromio - Amhara- 

Dagaalka labada dhinac uga socdo Tigrega Ayaa ah mid sii xoogaysanaya maalin walba ka dambeesa '
wararka Ayaa sheegaya in Amharadu ay soo qabsaden Magaalooyinka Waaween Gonder Iyo Bahardar iyagoo Wata Hub Iyo qoryo Culus ' dhamaan Shacabka amharada Ayaa dhinac ugasoo Wada jeestey si ay kalitaliska iskaga dulqaadaan 

Sidoo kale Qoomiyada Oromio Ayaa 37 Mile wax ka yar ujirta Caaaimada Adiss Abba Sida la sheegey Waxaa gabi ahaan istaagay gawaarida ka baxaysa Magaaloyinka kale Ee aadi jirey Adiis abba kadib markii jid gooyo Ee sameeyeen jabhada Oromio ' sidoo kale Waxaa kusoo bireey Dagaalka dhamaan Qabiilada kale Ee dagan Gobolada Oromio leedahay ' 

Dhanka Saxaafada Ayaa noqotay Mid aay Aad ugu mashqulsanyahiin Dagaalka sii kordhaya ka qarxay Ethopia ' sidoo kale inta badan waxay afka Ku dhufteen in Ethopia ay tahay Maamul dumay ama dowlad burburtay'

Dagaalka Ka dhanka ah tigrega Ayaa ah mid ay Ka simanyahiin qabiilada amhara Iyo Oromio oo ah labada qabiil Ee ugu ween Dalkan Ethopia ' sida la ogsoonyahay Sanad Ka hor ayee ahayd markii ay is dagaaleen labadan qabiil Ee Hada midoobay Ee kala ah Amhara Iyo Oromio ' waxaana labadoodu ay iska kaashanaayaan Cadowga tigreega Ee ku haysta Gumeesiga'

Waxa la filayaa malmahan soosocdo inay xoog Ku qabtaan Caasimada dalka Ethopia Ee Adiss abba madaama dhaamin jabhadahu kaceen 

Waxaan Ku Darsan Lahaa Qoraalkaan Soomaalida Maamulkaa Gumeesiga ku hoos jirta Waxaa idin hortaala Fursad dahabi ah halaga Faaideysto Oo itoobiya Waa burburi doonta iyadaa dhaxdeeda Qabaa'il ku dagaalami doonaan ee ka hoos baxa maamulkaas Itoobiyaanka ah Xor noqda Maamulkiina Waxaan idin la jeclahay in aad ahaataan Dad soomaaliya oo ku faana soomaalinimada halki marki hore gumeeasiga loogu faani jiray .
Waxaan jeclahay ONLF in ay Hadafkooda guuleesto oo ay Dhulkooda gacanta usoo Gasho waxba idin kama galin wixii is dilaya iyo wixii gubanaya Itoobiya wax badan soomali waa silcisay waa markeeda ha adkaysato.

Somaliland iyo puntland iyo galmudug mar dhow Qaaxooti tegre iyo Xabashi baa idin kusoo food leh marka Xadkiina aad la leedihiin Maamulka soomalida gumeesiga itoobiya kusoo jira .

Qoraalkeega waxaan kusoo gaba gabeenayaa itoobiyaa Waa maamul Fashilmay wuuna bilowday burburkii .


Mahadsanid
WQ kamal

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: #Amhara oo Gonder Qabsatay ' #Oromio oo Adis Abba U jirta wax Ka yar 37 mile ( Guul )
Posted by:galmada Net
Published :2015-12-22T22:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
#Amhara oo Gonder Qabsatay ' #Oromio oo Adis Abba U jirta wax Ka yar 37 mile ( Guul )



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 10:30 PM and have 0 comments