Akhri Faa-iidada Beelweynta Hawiye ugu jirta in Xildhibaanadda lagu soo xulo habka degmooyinka ? Habargidir Vs Abgaal

Akhri Faa-iidada Beelweynta Hawiye ugu jirta in Xildhibaanadda lagu soo xulo habka degmooyinka ? Habargidir Vs Abgaal


ADVERTISEMENTS
Waagacusub.info - Hawiye muxuu ku helayaa habka degmo kusoo xulidda xilfhibaannadda Baarlamaanka Federalka Soomaaliya?

==================Madaxweynaha Galmudug Cabdi Kariim Guled wuxuu xaqii beelaha dega Galmudug dhaafsaday  rabitaanka Damujadiid laakiin sida muuqata codad fara badan ayey beesha Hawiye heleeysaa haddii Xildhibaanadda Baarlamaanka lagu soo xulo degmooyin .
Waxaan ku sameeyay xisaab Cadadka ay Madarkicis iyo Mudulood helayaan 
Mudug 2+ 1/2 degmo
Galgaduud 4 +1/2  degmo
Hiiraan  5 degmo
Shabelle Dhexe  6 degmo
Benaadir 14 degmo
Shabelle Hoose 3 degmo
Bay 1 degmo
Jubbada Dhexe 1degmo
Jubbada Hoose 1 degmo
===================
Total 23 degmo +14 degmo
=37 degmo×3 xildhibaan=111
Madarkicis HabarGidir(Xildhibaannada)Mudug & Galgaduud
Galkacyo              1                  
Hobyo                     3  
Xaradheere             2
Dhuusamareeb       2 
Matabaan               2 
Cadaado                3
Ceelbuur                2 
Galhareeri              2
Balanballe              1
Benadir 5x3=       15
Isugeyn                18+15=33
Mudullood(Xildhibaannada)
Ceeldheer........     ..3
Jawhar ..................1
Balcad.............     ..3
Cadale...................3
Aden Yabaal..........3
Warshiikh..............3
Ruun Nirgood .......3
Afgooye..................1
Benadir 6x3=.........18
Isugeyn ..................38
Waxaan xisaabta ku dirin Saakow iyo Jilib oo Jubada dhexe ah,Qoryooley oo Shabeellaha hoose ah iyo Doolow oo Gedo ah.
Beelo aan degaan laheyn ayaa raba iney kuraastaan qaataan tusaale beesha Ciise Madoobe hal degmo kuma laha Somalia hadana waxeey heeystaan 8 Xildhibaan.
Beesha Yibro waxeey heeystaan Laba Xildhibaan halka Daa-uud oo degaan ahaan iska leh Adan Yabaal,halkaasna seddex Xildhibaan ku leh,Balcad Xildhibaan ku leh,Xamarna seddex Xildhibaan oo kala ah,Wadajir,Dharkeenley iyo Kaaraan ah leh ,waxeey Baarlamaanka hadda ku leeyihiin hal Xildhibaan.
Cadaaladda daradda heerkaan gaarsiisan waxaan tusaale u soo qaadan karaa waxeey Carab Saalax ku leeyihiin Baarlamaanka seddex Xildhibaan halka Sacad Habargidir iyagana leeyihiin seddex Xildhibaan.
In Degmo lagu soo xulo Baarlamaanka waxaan ogolaan karin sida Faarax Cabduqadir oo ku dhashay Tuulo ku taal inta u dhaxeeysa Mustaxiil iyo Feer feer taas oo la yiraa Buur Ukur kana tirsan dhulka Ethiopia gumeeysato.



.By Dahir Alasow
Fadlan xaquuqda qoraalka ilaali,


ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Akhri Faa-iidada Beelweynta Hawiye ugu jirta in Xildhibaanadda lagu soo xulo habka degmooyinka ? Habargidir Vs Abgaal
Posted by:galmada Net
Published :2015-12-17T02:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Akhri Faa-iidada Beelweynta Hawiye ugu jirta in Xildhibaanadda lagu soo xulo habka degmooyinka ? Habargidir Vs Abgaal



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 2:00 AM and have 0 comments