Abdihakiin Osman oo Nafta u kenay somalida dagan Dalka Mareykan Warbixin u gaar ah

Abdihakiin Osman oo Nafta u kenay somalida dagan Dalka Mareykan Warbixin u gaar ah


ADVERTISEMENTS
Abdihakiin Osman nur waa nin Soomali ah ku noolaa mudo dalka Yeman ahaana nin u jaajuuso dowlada Yeman dadka Soomalid ah waxuunaa ahaa nin si hoose diinta islaamka uga baxay isagoona sheegan jiray in uu qaatay diinta Kirshtanka .

Abdihakiin Osman Nuur waxuu dalka Mareykanka lagu soo dhoofiyey in uu Gaal yahay Diinta islaamkana heysan taana waxay keentay in uu si deg deg ah ku helo deganashaha dalka Mareykanka oo la ogyahay in dalka Yeman ka adagtahay In si sahal ah lagu soo galo dalka Mareykanka

Abdihakiin Osman nur ayaa 59 qof oo Soomali ah ku soo oogay dacwad isagoona la tiigsaday maxkamdaha dalka Mareykanka iyadoona dadka uu dacweeyey uu ka mid ahaa wariyahii u shaqeyn jiray Idaacada V O A Cali xaraare isagoona Boliiska ku war galiyey in uu ninkaasi cunaayey qaad sidaana lagu qabtay laguna xiray

 

Dadka uu dacweeyey waxaa ka mid ah Faamiliga Reer Koosafaare isagoona ka been sheegay in uu wiilkooda uu faraxumeeyey hooyadii taa oo maxkamada markay baartay been ku noqotay Abdihakiin Osman nur sidaana lagu gaanaxay iyadoona maxkamada ku amartay in aan lagu ag arki karin faamilkaas uu beenta ka sheegay

Abdihakiin Osman Nuur ayaa dadka degan dalka Mareykanka qaatiyaan ka taagan yihiin isagoona hablaha Soomaliyeed ka faafiyo dacaayada been ah isagoona u adeegsado websaadyo qaas u uu isagu lacag ku siiyo si ay dadka u dacayadeyaan , waxaa kale oo qaati ka taagan Masaajidada iyo culumada isagoona ku dacweeyo in ay faafiyaan wax ka baxsan diinta islaamka waxayna dadka u diraan buu yiri jihaadka

Abdihakiin Osman Nur ayaa ah nin Lixaadkiisa dhameen waxuuna Dowlada Mareykanka u sameysay shaqaalo ka caawiyo Gurigiisa madaama uu Lixaadkiisa dhameyn waxana maalintii loo shaqeyaa in ka badan 12 saac taa oo la sheegay in dhamaan lacgtaas uu isagu dib ugu soo laabato dadka u shaqeyna uu siiyo lacag yar taa oo danbi ka ah dalka Mareykanka hadii lagu soo oogo dacwad.




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Abdihakiin Osman oo Nafta u kenay somalida dagan Dalka Mareykan Warbixin u gaar ah
Posted by:galmada Net
Published :2015-12-17T20:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Abdihakiin Osman oo Nafta u kenay somalida dagan Dalka Mareykan Warbixin u gaar ah



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 8:30 PM and have 0 comments