K’naan oo Loo Diidanyahay Inuu Guursado Lupita Nyong’o oo ah actarad maraykan ah balse waa maxay sababtu

K’naan oo Loo Diidanyahay Inuu Guursado Lupita Nyong’o oo ah actarad maraykan ah balse waa maxay sababtu


ADVERTISEMENTS
K’naan oo la socday gabadha Oscar ku qaaday filmka 12 Years A Slave, Lupita Nyong’o mudo dhan 6 bilood ah ayaa lasoo sheegaya in si weyn looga soo horjeedo inuu guursado gabadhan, waliba qoyskeeda iyo shirkado Hollywood ah.

Lupita hada ayey ku guuleysatay billada Oscar, mustaqbalkeeda Hollywood-na aad ayuu u wacanyahay oo albabo badan ayaa isku furay marki loo fiiriyo dhigeedi Barkhad Abdi. Lupita oo qoyskeeda ama Kenya dhami iney heer sare ka gaarto Hollywood ayey aaminsanyihin hadey guursato K’naan ama guurba faraha la gasho eey ka weecaneyso riyada reer Kenya oo ah in filmaan Hollywood oo badan kasoo muuqata.

Aktarada ayaa taas niyada ku heysa laakinse jaceylka waalida oo eey u qabto K’naan aan jirin wax ka hor istaagay, waa sida asxaab ku dhow noo soo sheegeen. Yaa lala rabaa Lupita, waa dhigeeda asna ugu guuleystay bilada Oscar filmka lagu magacaabo Dallas Buyers Club ee Jared Leto.


Hadaba waa arki doona meeshey isla gaaran, anaga war ka sugeyna isbuucyada soo socda…



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: K’naan oo Loo Diidanyahay Inuu Guursado Lupita Nyong’o oo ah actarad maraykan ah balse waa maxay sababtu
Posted by:Unknown
Published :2014-04-27T16:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
K’naan oo Loo Diidanyahay Inuu Guursado Lupita Nyong’o oo ah actarad maraykan ah balse waa maxay sababtu



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Unknown, Published at 4:30 PM and have 0 comments

No comments:

Post a Comment