Naagaha Ugu Siil macaan oo ah kuwa leh. . . . . (Tilmaan + Video)

Naagaha Ugu Siil macaan oo ah kuwa leh. . . . . (Tilmaan + Video)


ADVERTISEMENTS
Is fahanka galmada ee labada lamaane ayaa ah as-aaska guurka guuleysta , si loo gaaro ujeedkaasi waxaa muhiim ah in uu jiro xariir wanaagsan xiliga galmada iyo in si cad ah la isugu sheego waxa ay labada lamaane dareemayaan xiliga cayaarta socoto .

Waxa ayna tani keeneysaa in in labadaba ay gartaan waxa midka kale raaxo uu ka helayo isla markaana kaga boganayo illaa uu ka gaaro heerka gariirka galmada .

Balse waxaa jira haween badan oo dareemaya xiliga cayaarta naxariista xanbaarsan socoto in aysan ninkooda kula xariiri karin hadal , inta badanna xishooda ama ka cabsada in ninkooda fikir qaldan ka qaato .


Ragga ayaa dareema kacsi marka uu si saraaxad leh u ogaado waxa ay lamaantiisa dooneyso , waxaana haweeneyda la gudboon in ay ogaato in ay xaq u leedahay in ay ninkeeda u sheegto sida iyo habka ay raaxada ku heli karto si uu ugu sameeyo .

Is fahanka sariirta oo la isu sheegto qofba sida uu macaanka galmada ku heli karo ayaa keenta in labada lamaane dareemaan dharag galmo oo ay raali isaga yihiin .




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Naagaha Ugu Siil macaan oo ah kuwa leh. . . . . (Tilmaan + Video)
Posted by:galmada Net
Published :2014-03-14T03:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Naagaha Ugu Siil macaan oo ah kuwa leh. . . . . (Tilmaan + Video)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 3:00 AM and have 0 comments